MAQAALLO
Geerida Ayaa Waano Noogu filan
Geerida Ayaa Waano Noogu filan
Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Allah, sida allaah uu quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu?miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo ka dhowrsataan wuxuu iddin yeelayaa faraj...
Monday September 24, 2012 - 11:50:13
Sidee naarta looga badbadayaa?
Sidee naarta looga badbadayaa?"
Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Kuwii rumeeyayow ka koriya naftiina iyo qaraabadiinna naar shidaalkeedu yahay dad iyo dhagaxyo waxaa kor jooga malaa'ik adag oo xooggan, ma caasiyaan Eebbe wuxuu faray, waxayna...
Monday September 24, 2012 - 11:50:05
Axkaamta Xajka, Cumrada Iyo Ziyaarada
Axkaamta Xajka, Cumrada Iyo Ziyaarada
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa. Xajku waa qasdi uu qofku...
Monday September 24, 2012 - 11:50:00
Fadliga Cibaadada Salaadda
Fadliga Cibaadada Salaadda
Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, waana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka, waxayna ahayd...
Monday September 24, 2012 - 11:49:56
1 All
Page 1 of 1 Total Pages
Page: Items per page:

Featured